Qeexid

"ld xambaa ran."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xambaarsan oo kali ah:
  • Buuggu waxuu xambaarsan yahay murti iyo maahmaahyo wanaagsan oo tusaaleynaya dhaqankii suubanaa ee somalida.
  • Sidoo kale waxa xarunta wargeyska Haatuf tuurran fariimo labada dhinac-ba leh oo lagaga hadlayo mawduucaa, waxayna fariimahaasi xambaarsan yihiin dareen caadifadi ka muuqato iyo weedho aanu dhadhankoodu wanaagsanayn.