"Kabbasho."
Wadaag:
In yar oo biyo ah.
m.l
Candhuuf
m.dh
eeg xabeeb2.
m.f.dh
Qashinka badda ama webigu di badda u soo saaraan.
ld reebis.
Haragga indhaha ku rogan oo dhawra.
Rar; qaad.
Daah sumalka caloosha lagaga xiro, si uusan idaha u saaran. 4. ld xamli.