Qeexid
"Rar; qaad. ld xamil."
"Rar; qaad. ld xamil."
Wadaag:
Nin rumaysan ama raacsan mad-habta Xambali.
Afarta mad-hab ee diinta islaamku u qaybsan tahay middood.
m.l.kh
Wadaag:
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal1, xamaali, xammaal1.
m.l
Wadaag:
U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed gobka u eg kase gaaban oo miro laf adag oo la cuno leh.
Badar la dubay midkiisa buc-buca.
m.l
Wadaag:
Haragga indhaha ku rogan oo dhawra.
Rar; qaad.
Daah sumalka caloosha lagaga xiro, si uusan idaha u saaran. 4. ld xamli.
m.l
Wadaag:
Xoolo rar saarid.
Baabuur iwm kicin si uu u kululaado.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax xasilloon ka dhigid.
Lacag iwm helid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax xalxalay ka dhigid (nabar).
f.g2
-nay, -ntay
Wadaag:
Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
m.dh
Wadaag: