Qeexid

"ld xammaali."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xammaal oo kali ah:
  • Maalintii waa u xammaalasho iyo xoogsi, habeenkiina waa u gal-galad iyo gedgeddoon; waa u qaraw iyo sawirro aan qurxoonayn; waa u tuhun iyo taah aan dhammaan.
  • Waa tacab-khasaar in waaliddiintuna sida ay xammaalayaan ku god-galaan, ubadkeennii mustaqbalka iyo hawl-gab inoo ahaana ay badankoodu derbi-jiif iyo waxaan dhaamin ku dambeeyaan.