Qeexid
"Xoolo rar saarid."
Qeexid Xigta
Baabuur iwm kicin si uu u kululaado.
[-meeyay, -maysay]
xamme eeyay
xamme aysay
f.g2"Xoolo rar saarid."
Baabuur iwm kicin si uu u kululaado.
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere alkaliin oo midabkiisu huruudcagaaryahay, dhadhan qadhaadhna leh oo uu soo saaro beerku, laguna kaydiyo beerkutaasha. Waxay caawi saa dheefshiidka iyo nuugista duxda taas oo burburisa siina yaryaraysa. Xammeetidu waxa kale oo ay nashaadisaa isku soo ururka muruqyada dheefmareenka oo loo yaqaan ubaaxin. ld xameyti.
m.dh
Wadaag:
Cid khayaamayn.
Cid indhatirid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax ebyid.
Cunto, cabbitaan iwm laasad.
Wax xasuuqid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Xoolo, wax dhammaaday ahaansho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhar xammuurad gelin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid wax ay ku xajiimooto marin ama taabsiin.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Bun wax la xammisey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal1, xamaali, xammaal1.
m.l
Wadaag:
Gef la sameeyey ka xumaansho.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag: