Qeexid
"Bun wax la xammisey ahaansho."
[-snaa, -snayd]
xammisan naa
xammisan nayd
f.mg4"Bun wax la xammisey ahaansho."
Wadaag:
Wax walaac iyo murugo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax aad u ordaaya ahaansho.
Wax aad u raran ahaansho (gaadiid).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax xabsi la geliyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xoolo rar saarid.
Baabuur iwm kicin si uu u kululaado.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Alaab aan qiimo badan lahayn oo guryaha looga dhaqmo. ld xamaamo.
m.dh
Wadaag:
Wax xammuurad la geliyey ahaansho (dhar).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xoolo, wax dhammaaday ahaansho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax qamis gafuurka loo geliyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof ay shaqadiisu tahay in uu dusha wax ku qaado. ld xamaal1, xamaali, xammaal1.
m.l
Wadaag: