Qeexid

"Geed gobka u eg kase gaaban oo miro laf adag oo la cuno leh."

Qeexid Xigta

Badar la dubay midkiisa buc-buca.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine