Qeexid
"/dh Xumo ka sheegidda qof maqan (xumo laga sheego)."
"/dh Xumo ka sheegidda qof maqan (xumo laga sheego)."
Wadaag:
Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.
m.dh
Wadaag:
Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.
m.dh
Wadaag:
Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.
m.l
Wadaag:
Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.
Gufarka hoos fariista subag la shiilay.
Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.
m.dh
Wadaag:
Tabadiin hilibkeeda si gaar ah tinnaar loogu dubay oo la qallajiyey.
Hilib kasta oo tinnaar lagu dubo oo la qallajiyo.
m.l
Wadaag:
Ku x.: wax la xad fay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Laan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebdarro sameeyaan.
m.dh
Wadaag: