Qeexid
"Cid xanaakad u jeedin."
[-deeyay, -daysay]
xanaakade eeyay
xanaakade aysay
f.g2"Cid xanaakad u jeedin."
Wadaag:
Caro muujin (qof); carood; dhirifid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Ka x.: qof in uu xanaaqo badid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadal dux iyo xiiso u yeelid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Cid xabbad ku ridid.
Wax hal hal ka dhigid.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid dhi baato u gaysasho.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Cid daryeelid.
Dhaqaalayn; hayn.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.
m.dh
Wadaag: