Qeexid

"Caro; dhirif; dhiidhi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanaaq oo kali ah:
  • Sida aan la wada soconno, siyaasaddii Soomaaliya waxaa lugta ku walaaqaya waayahan danbe wadaaddo xayraansan oo si waalli ah u xanaaqsan.
  • “Waxaan aad ugu xanaaqay nafteydii oo weligeed rumeysnaan jirtay isaga, sida oori ahaana waxaan rabay inaan qoorta ka gooyo” ayey tidhi Hillary oo aad uga xun sida ay uheyd mid marwalba rumaysan jirtay hadaladiisa.