Qeexid

"Qof raacsan mad-habta Imaam Abu Xaniifa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanafi oo kali ah:
  • Saddex: fuqahada mad-habta Xanafiga iyo qaar ka mid ah Shaaficiyaduna waxay yiraahdeen: waxaa habboon in lagu khudbeeyo afcarabi, laakiin khasab ma aha, oo khaddiibku wuxuu ku khudbayn karaa afkii la doono ee dhegaystayaashu ay fahmayaan.
  • Deegan hoostaga degmada Jowhar ee Shabeelada dhexe oo uu ka kacay dab geystay khasarooyin kala duwan Cali Daahir Sheekh Xanafi oo ka mid ah Nabadoonada ku nool deegaanka uu dabka ka kacay ayaa sheegay in dabka uu ahaa mid aad u xooggan..