Qeexid
"Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo."
"Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo."
Wadaag:
Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Sun ka dhalata biyaha ceelasha oo xoolaha aad u laysa. ld xanfal.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax xanfaley laysay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(nax.) Goyn shaqal ka mid ah erey. Tus. “garab + o -> garbo”.
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Dhul ciid guduud jilicsan leh oo ariga saac u lahayn.
m.l
Wadaag: