Qeexid
"Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid."
[-fay, -ftay]
xanfaf2 ay
xanfaf2 tay
f.mg1"Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid."
Wadaag:
Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo.
m.l
Wadaag:
Sun ka dhalata biyaha ceelasha oo xoolaha aad u laysa. ld xanfal.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax xanfaley laysay noqosho.
f.mg1
Wadaag: