Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax xanfaley laysay noqosho."
"(-oobay, -owday; -oobi) Wax xanfaley laysay noqosho."
Wadaag:
Sun ka dhalata biyaha ceelasha oo xoolaha aad u laysa. ld xanfal.
m.dh
Wadaag:
Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo.
m.l
Wadaag:
Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Qof falka yaqaan. ld falaanfallow, falaanfullow.
m.l
Wadaag: