Qeexid
"Dabayl bus wadata."
"Dabayl bus wadata."
Wadaag:
Nabarka ama dhaawaca cusub (siiba kan birtu gooysay) xanuunka halaca leh oo laga dareemo.
m.l
Wadaag:
Dhaawac jirka meel ka mid ah gaaray awgiis xanuun dareemid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax xanfaley laysay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Sun ka dhalata biyaha ceelasha oo xoolaha aad u laysa. ld xanfal.
m.dh
Wadaag:
Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m.l
Wadaag:
(u) Jabjab.
Buunsho.
Xash. 4. Qolof duubaya iniinta qaxwe ah. ld xashar.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) (c.nafl.) Naasley yar, god uu dhulka ka qotay ku nool oo leh laba ilig oo dhaadheer iyo af dhuuban. ld ferenfer.
m.l
Wadaag:
Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.
m.dh
Wadaag:
Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.
Gufarka hoos fariista subag la shiilay.
Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.
m.dh
Wadaag: