Qeexid
"Ciddiyaha oo wax lagu nabro, lagu xagto; xagatin."
"Ciddiyaha oo wax lagu nabro, lagu xagto; xagatin."
Wadaag:
Ciddiyaha wax ku xagasho.
f.g1
-ftay, -fatay
Wadaag:
Geed yar oo laamo dhuudhuu ban oo caano iyo xanjo wanaagsan leh.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Qayb ka mid ah sooh maskaxeedka oo ku dhex jira togga xiriirka lafdhabarka oo ka kooban unug maska xeedyo iyo dareenwadayaal xiriiriya massa-da iyo jirka inta kale, wuxu ka sameysanyahay lakab sooh cas oo ku wareegsanyahay lakab sooh cad.
m.l
Wadaag:
Cad maskax yaryarta ka mid ah oo birtaawaha lagu masaxo marka canjeerada lagu dubaayo. ld xandulle, xangullo.
m.l
Wadaag: