Qeexid
"Cad maskax yaryarta ka mid ah oo birtaawaha lagu masaxo marka canjeerada lagu dubaayo. ld xandulle, xangullo."
"Cad maskax yaryarta ka mid ah oo birtaawaha lagu masaxo marka canjeerada lagu dubaayo. ld xandulle, xangullo."
Wadaag:
(c.nafl.) Qayb ka mid ah sooh maskaxeedka oo ku dhex jira togga xiriirka lafdhabarka oo ka kooban unug maska xeedyo iyo dareenwadayaal xiriiriya massa-da iyo jirka inta kale, wuxu ka sameysanyahay lakab sooh cas oo ku wareegsanyahay lakab sooh cad.
m.l
Wadaag:
Geed yar oo laamo dhuudhuu ban oo caano iyo xanjo wanaagsan leh.
m.dh
Wadaag:
Ciddiyaha oo wax lagu nabro, lagu xagto; xagatin.
m.dh
Wadaag:
Ciddiyaha wax ku xagasho.
f.g1
-ftay, -fatay
Wadaag: