Qeexid

"Badar shiidan oo budada laga saaray."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaniin oo kali ah:
  • Markab ku gubtay Dekedda Kismaayo Markab kuwa dhuxusha qaada ah oo lagu magacaabo Xaniin, lagana leeyahay dalka Ciraaq ayaa maanta ku gubtay Dekedda weyn ee Kismaayo, kaddib markii rar dhuxuleedkiisii loo dhameystiray.