Qeexid
"Maro yar oo carruurta lagu xambaaro."
Qeexid Xigta
Guntinta mara da lagu xambaaro carruurta.
"Maro yar oo carruurta lagu xambaaro."
Guntinta mara da lagu xambaaro carruurta.
Wadaag:
Ilmo carruur ah xambaarasho.
Maro la guntanyahay kor u xaydasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.
m.dh
Wadaag:
Laan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebdarro sameeyaan.
m.dh
Wadaag:
Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan.
Lafdhabar xiriir, arxaan.
m.l
Wadaag:
Ilmo yar xanjaf ku tumid.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
xeer ciqaab m.l (-rar ..., m.l) (qaan.) X. c. wuxuu ka kooban yahay dhammaan sharci yada dawladda ee khuseeya dembiyada iyo ciqaabta.
Wadaag:
xeer fal-cuf m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Marka heerkulku ma doorsoome yahay, dhakhsaha falgalka kiimikaad wuxuu saamiggal qum man ku yahay cufka firfircoon ee falga layaasha, cufka fifircoon waxaa loo qaatay ribnaanta mool/dm.3 falgalka soo saara A+B, xeerka fal cuf wuxuu sheegayaa in dha khsasha = K A iyo B halkaas oo A iyo B ay u taaganyihiin ribnaanta A iyo B ee mool/dm.3.
Wadaag:
xeer hees m.l (-rar ..., m.l) (kiim.) Haddii falgalayaal loo beddeli karo maxsuullo falgallo isdaba joog ah kaddib, wadarta kulalka falgallada iyadoo la tixgelinayo calaamadahooda waxay la mid tahay kulka falgalka ee kalgalayaasha si toos ah loogu beddelo maxsuullo. Guud ahaan, isbeddelka tamarta oo dhammi marka falgalayaashu noqonayaan maxsuullo kuma xirna jidka la raacayo.
Wadaag:
xeer silsilad m.l (xis.) Hab lagu raadiyo diiranaha fansaar dhawr doorsoome. Xigsinayn ayaa la sammeeyaa iyada oo la eegaayo fansaar kasta, jawaabuhuna waa la isku keenaa.
Wadaag: