Qeexid
Ilmo carruur ah xambaarasho.
Qeexid Xigta
Maro la guntanyahay kor u xaydasho.
[-rtay, -ratay]
xanjeerotay
xanjeeroatay
f.g3Ilmo carruur ah xambaarasho.
Maro la guntanyahay kor u xaydasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Maro yar oo carruurta lagu xambaaro.
Qeexid Xigta: Guntinta mara da lagu xambaaro carruurta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xanjeerasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld canjeelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg xanjeero. ld xanjeerad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (muus.) Qaybta kordhisa codka shareerada oo ka samaysan xeero qori ah oo harag ari ku daboolan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Weel godan oo qori ka samaysan oo cuntada lagu rito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Laan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebdarro sameeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax gees u qalloocsamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax gees u iilan. ld janjeedh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Baahi.
Qeexid Xigta: Cayrnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax si aad ah u jeclaansho; jammasho.
Qeexid Xigta: Wax ku dhaygagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan.
Qeexid Xigta: Lafdhabar xiriir, arxaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh Xumo ka sheegidda qof maqan (xumo laga sheego).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Ilmo yar xanjaf ku tumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xanjafee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]