Qeexid
"Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado."
"Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado."
Wadaag:
Laan yar oo jilicsan oo carruurta lagu tumo markii ay edebdarro sameeyaan.
m.dh
Wadaag:
Xayrta riciraha lafdhabarta, sida xanjada ugu dhegsan.
Lafdhabar xiriir, arxaan.
m.l
Wadaag:
Maro yar oo carruurta lagu xambaaro.
Guntinta mara da lagu xambaaro carruurta.
m.l
Wadaag:
Ilmo yar xanjaf ku tumid.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Ilmo carruur ah xambaarasho.
Maro la guntanyahay kor u xaydasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.
m.dh
Wadaag:
Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.
Gufarka hoos fariista subag la shiilay.
Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.
m.dh
Wadaag:
Liin kulkulucsan, waxoogaa ka waaweyn liimadhanaanta oo macaan. ld araanjo.
m.dh
Wadaag: