[-bnaa, -bnayd]
xanniban2 naa
xanniban2 nayd
"Wax la xannibay ahaansho."
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Wax la xannibay noqosho.
f.mg1
ld xannib1.
m.dh
Dhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.
m.l
Cid xayiraad u geysasho.
Dhibid; cadaadin; kadaadin.
f.g1
-bay, -btay
eeg xannib2.
m.f.dh
eeg xanniban1.
ld xannib naansho.
/dh ld xannibnaan.
Wax la xagtay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Daryeel.
Cid daryeelid.
Dhaqaalayn; hayn.
f.g2
-neeyay, -naysay
eeg xannaanee.