Qeexid

"Hadal hoos la isugu sheego; faq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xanshashaq oo kali ah:
  • Waxa ayaamahan lagu xanshashaqayay in xaaladi ka jirto Laas-caanood, taas oo dhalisay walaac kuna dhalisay bulsho weynta danaynaysa amuuraha gobolka Sool.
  • Waxa ayaamahan lagu xanshashaqayay in xaaladi ka jirto Laas-caanood, taas oo dhalisay walaac kuna dhalisay bulsho weynta danaynaysa amuuraha gobolka Sool.