Qeexid
"Hadal hoos la isugu sheego; faq."
"Hadal hoos la isugu sheego; faq."
Wadaag:
(u) Jabjab.
Buunsho.
Xash. 4. Qolof duubaya iniinta qaxwe ah. ld xashar.
m.l
Wadaag:
ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl.
ld caashaqid.
m.l
Wadaag:
Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: