Qeexid
"Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho."
[-saday, -satay]
xans aday
xans atay
f.g3"Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho."
Wadaag:
(u) Jabjab.
Buunsho.
Xash. 4. Qolof duubaya iniinta qaxwe ah. ld xashar.
m.l
Wadaag:
Taag taag yaryar oo soofe iwm ay leeyihiin oo dhaawaca wixii lagu xoqo; dardar; xajiin.
m.dh
Wadaag:
Xabag jiidanta oo aan kala go'in, badanaa tan la calashado.
m.dh
Wadaag:
Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.
Gufarka hoos fariista subag la shiilay.
Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.
m.dh
Wadaag:
Hal xantoobo gacanta ku qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: