Qeexid

"Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo."

Qeexid Kale

Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.

Qeexid Xigta

Gufarka hoos fariista subag la shiilay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine