Qeexid
"Wax xantoobo ku qaadid."
[-beeyay, -baysay]
xantoobe eeyay
xantoobe aysay
f.g2"Wax xantoobo ku qaadid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.
m.dh
Wadaag:
Hal mar sacabka wax ku qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hal xantoobo gacanta ku qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.
Gufarka hoos fariista subag la shiilay.
Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.
m.dh
Wadaag:
Qof aan hanti lahayn noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: