Qeexid
"ld xantoobsasho."
"ld xantoobsasho."
Wadaag:
Hal xantoobo gacanta ku qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hal mar sacabka wax ku qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.
m.dh
Wadaag:
Wax xantoobo ku qaadid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.
Gufarka hoos fariista subag la shiilay.
Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.
m.dh
Wadaag:
Qof aan hanti lahayn noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: