Qeexid
"Hal xantoobo gacanta ku qaadasho."
[-saday, -satay]
xantoobs aday
xantoobs atay
f.g3"Hal xantoobo gacanta ku qaadasho."
Wadaag:
Hal mar sacabka wax ku qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) In kol shanta farood iyo calaacasha lagu qabto oo lagu qaado.
m.dh
Wadaag:
Wax xantoobo ku qaadid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Xayaabo kor ka soo marta subag la shiilayo.
Gufarka hoos fariista subag la shiilay.
Ciyaar carruureed hadba kan wax taabtaa cararayo oo ay rayn tahay haddii uu galo yoolka isagoo aan la taaban.
m.dh
Wadaag:
Xog cid ku saabsan sir ahaan u raadsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dad ama xoolo meel tuurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax firirsan oo meel wada yaal mar wada qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid.
Wax meel ka daadasho.
Miro xaabsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof aan hanti lahayn noqosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: