Qeexid
"Cid xanuun badid."
[-iyay, -isay]
xanuuj yay
xanuuj say
f.g2"Cid xanuun badid."
Wadaag:
Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw.
Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.
m.l
Wadaag:
Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Ka x.: qof in uu xanaaqo badid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Xanuun madaxa ku dhaca; madax-wareer. ld madaxwareer.
m.l
Wadaag: