Qeexid
"Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho."
[-nay, -ntay]
xanuun2 ay
xanuun2 tay
f.mg1"Kaar iwm dareemid; xanuun yeelasho."
Wadaag:
Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw.
Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.
m.l
Wadaag:
Hilib la shiilayo ama la solay sunbaaxid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-uumay, -uuntay; -umi) Cod xabeeb leh hoos u dhihid. ld xaruumbi, xuruubban2, xuruun2.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Xanuun madaxa ku dhaca; madax-wareer. ld madaxwareer.
m.l
Wadaag:
(-eemo ..., m.l) (daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo badanaa raaca lareemayaasha.
m.l
Wadaag:
Xanuun yar oo meel jirka ka mid ah si dabacsan u haya. Tus. “Jaamac waa isjirrisiinayaa ee xididxanuun ma hayo”.
m.l
Wadaag: