Qeexid
Qof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan tahay.
Qof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan tahay.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh
Qeexid: In yar oo malab-sureed ah. ld qaqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ciid sabbaax ah oo aan boor iyo quruurux midna lahayn. ld xaano.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.kh
Qeexid: G. ah: fardo xoog, cayil iyo adkaysi isku darsaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld xannib naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Meel la dhisay oo dhoobo laga sameyey oo marka xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo, berked yar; dar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Cid xayiraad u geysasho.
Qeexid Xigta: Dhibid; cadaadin; kadaadin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Yaxaas lab oo dilaa ah.
Qeexid Xigta: Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin waxgaradnimo iyo waayo-aragnimo isku darsaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xaaraan ahaansho. ld xaaraantinnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Abbaar; daw; jid.
Qeexid Xigta: Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay.
Qeexid Kale: Garsoor; caddaalad. 4. Run.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld xagaggaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]