Qeexid
ld xagaggaro.
ld xagaggaro.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Nooc cawska ka mid ah. ld xaqaggaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Caws waaweyn oo abjadyada iwm laga sameeyo. ld gargaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Meel qashin ka nadiifsasho.
Qeexid Xigta: Wax meel yaal wada qaada sho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Qof aan dadka u kala eexan oo cid kasta mariya waxa ay mudan tahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]