Qeexid

"Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaqdhawr oo kali ah:
  • Taas oo ka hadlaysey xaqa iyo xaquuqda suxufiga, qiimaha hal-abuurka iyo abwaanku bulshada dhexdeeda ku leeyihiin iyo xaqdhawrka ay dadka ka mudan yihiin.
  • Uurkiisa haddii la dooxo iimaan yar oo qaraxa waa laga heli, kalgacalse ha sheegin, xasad aan xisaab lahayn waad ugu tegi, xaqdhawrse ha sheegin; cuqdad ciiddaa ka badan wuu buuxaa, cafis se ha ka yaabin!