"Xishood iyo ixtiraam cid loo hayo."
Wadaag:
Cid ixtiraamid.
f.g1
-ray, -rtay
eeg xaqdhawr2.
m.f.dh
Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
m.l.t
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.
m.l
Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr1.
Eex; caddaalad xumo.
m.dh