Qeexid
"Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato."
"Nabar ka dhasha is xoqidda shafka iyo jeeniga neef geel ah oo caatir keena. ld xaquuqato."
Wadaag:
Xanuun madaxa dhinac ka qabta; goonjab.
Iin ku dhacda geela oo isu dhowaysa addimadiisa dambe oo kilkiluhu is xoqaan oo nabar yeeshaan.
m.dh
Wadaag:
Wax xaqiiq dooda helid ama raadin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax xaqiiq ka dhigid ama xaqiiqdooda u dhabbaggelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xaqa iyo sharafka wax leeyihiin oo aan la marin, loo diido; tixgelis la'aan; dulleyn; quursi; yasid. ld xaqiraad.
m.l
Wadaag:
Xididdada oogada oo kaca ama baraaruga kolka ay dareemaan waxyaalo si debecsan oo jilicsan meelaha qaarkood uga taataabanaya. ld xananto, xanato.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Qalab yar oo bir ah oo af godan oo qumanka lagu xoqo.
m.dh
Wadaag: