Qeexid

"eeg xaqir2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaqirid oo kali ah:
  • Takoorku waa fogeyn, karantiimayn, dullayn, yasid iyo xaqirid dad ama qof lagu xad gudbo dadnimadiisai iyo karaamadiisa, iyadoo lagu takoorayo caafimaadkiisa ama isirkiisa (qoladiisa).
  • Addoonsigu waa yasid, xaqirid, liidid, khasbid iyo jujuubid dadka loola dhaqmo si axmaqnimo, waxashnimo iyo bahalnimo ah oo dadnimada ka baxsan, iyadoo dadka loo isticmaalayo ama loo munaafacaadsado sida xoolaha oo kale.