Qeexid

"Garsoor; caddaalad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaqsoor oo kali ah:
  • Madaxwayne, Daahir Riyaale marka loo hanjabo ayuu wax bixin jiray ee adigu hadaananad xaqsoorayn hanjabaadna ka gabawday sharcigiina aan laguu soo gudbinayn dariiqee laguu soo maraa?
  • Dadkayagana waxanu u sheegaynaa inaanay jirin caddaalad iyo xaqsoortooni.