Qeexid
"Wax la xaqsooray ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
xaqsooran naa
xaqsooran nayd
f.mg4"Wax la xaqsooray ahaansho."
Wadaag:
Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.
m.l
Wadaag:
Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho.
Beer, hilib iyo xayr wax la isku shiilay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka badan wax ay isku haystaan ka garramid.
f.mg1
Wadaag:
Wax la booray ahaansho (sac).
Wax qalloocan ahaansho (dhabarka).
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: