Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka badan wax ay isku haystaan ka garramid."
"(-amay, -antay; -ami) Laba qof ama ka badan wax ay isku haystaan ka garramid."
Wadaag:
Abbaar; daw; jid.
Wax maxkamad horteed ku caddaaday in qof lagu leeyahay.
Garsoor; caddaalad. 4. Run.
m.l
Wadaag:
Wax la xaqsooray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meel barakaysan oo cibaadeysi loo tago sida Kacbada iyo masjidka Madiina. ld xaram.
m.l
Wadaag: