Qeexid

"ld xaquuqid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xaquuq oo kali ah:
  • Waxgaradka maliishiyooyinkaas ayaa ku qanciyay in ay heli doonaan xaquuqdooda, kuna laabtaan xerooyinkii ay ku jireen, iyadoo saakay caadi ku soo laabatay dekadda Kismaayo.
  • Ismaaciil iyo maalinta xaquuqda Aadmiga Soomaaliya taasoo lagu soo bandhigay dhammaan tacadiyadii la geystay mudooyinkan danbe.