Qeexid

"Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho."

Qeexid Kale

Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.

Qeexid Xigta

Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine