Qeexid

"(-dyo, m.dh) Dhaqdhaqaaq."

Qeexid Kale

Xiiso; farax.

Qeexid Xigta

ld xarakaad, xarakad. Shaqallo loo yeelo xuruufta carabiga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine