Qeexid

"ld xaraabad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarbi oo kali ah:
  • Ciyaartan laga xusayay Marxuum Xarbi, waxa ku guulaystay koobkii kaalinta koowaad kooxda Haatuf, halka ay kooxda W/Maaliyadduna heshay koobkii kaalkinta labaad.
  • Xarbiga doorashooyinka oo socday baxdo ilaa dhacdo, ayaa miskii hore ee habeen hore juqaalka lagu adkeeyay sanduuqyada, ururkastaana intuu budhkiisa iyo indhihiisa soo qaatay, ayaa la kala xisaabsaday wixii ay dookhooda u arkaan.