Qeexid
"eeg xareedi. ld xareedis."
"eeg xareedi. ld xareedis."
Wadaag:
Dugaag, shimbiro iwm ciyaaro, ci' ama dhaqdhaqaaq kale oo ay ku muujinayaan barwaaqo samayn.
Shimbiro ci' iyo dhaqdhaqaaq la aammin sanyahay in ay ku roobdoonayaan samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Biyo roob.
Biyo macaan oo aan cusbo lahayn.
X. ah: midab casaan furan ah.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Hab ka kooban karkarinta hoor iyo qaboojinta uumigiisa. Xareedaynta waxa loo isticmaalaa safaynta hoorarka ama kala sooridda xubnaha iskujir hoor ah.
m.dh
Wadaag:
(-bo ..., m.l) (kiim.) Hab xareedayn ah oo la sameeyo iyada oo la isticmaalayo dhuun fidsan oo ku qotonta dhalada xareedaynta. Habkani wuxu suurogelinayaa in hoorarka loo kala sooco qaybo heerka bididdoodu kala duwantahay laguna ururiyo herkullo kala geddisan.
m.dh
Wadaag:
Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m.l
Wadaag: