Qeexid Xigta
ld xarfad1.
ld xarfad1.
Wadaag:
Dhaqaaq tartiib ah ee biyaha sare ee badda ama haro oo ay dabayshu dhaqaajiso iyo dhaqaaqyada kale ee la midka ah sida ciidda iwm.
(jool.) Tuulimaad kasta oo dhulka dushiisa ah oo la soo qaaday, gaar ahaan ka barafku tuulo amase biyaha ka yimaada barafka.
m.dh
Wadaag:
Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa; wuxuu yeesha sabuul miro yaryar leh oo la cuno.
(-ooyin, m.l) Kax bannaan; dibir.
Kalluunka jaad ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Xeelad qof u suurta gelisa in uu danihiisa si fiican u fushado.
m.dh
Wadaag:
Hoore kulul ama diirran dabayl ku qaboojin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(fiis.) Dariiqadda ay walaxi kaga beddelanto uumi isuguna bedesho dareere. Dareeruhu, tusaale ahaan, waxa sameeya uumi galey gibilka.
m.dh
Wadaag: