Qeexid

"Caws jilicsan oo dhego yaryar oo meelaha riska ah ka baxa; wuxuu yeesha sabuul miro yaryar leh oo la cuno."

Qeexid Kale

Kalluunka jaad ka mid ah.

Qeexid Xigta

(-ooyin, m.l) Kax bannaan; dibir.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga xarfo oo kali ah:
  • Degmooyinka la ansixiyey waxay yihiin: Xarfo oo ka tirsan Gobolka Mudug, Godobjiiraan oo ka tirsan Gobolka Nugaal iyo Kalabayr oo ka tirsan Gobolka Sool.
  • Xildhibaan Maxamed Cali Shiriye oo ka tirsan xubnaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa xalay ku geeriyooday tuulada Xarfo oo u dhaxeysa Bacaad weyn iyo Burtinle xili loo waday magaalada Gaalkacyo oo la doonayey in diyaarad laga saaro.