Qeexid
"Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag2, xarkag2."
[-gay, -gtay]
xargag2 ay
xargag2 tay
f.mg1"Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag2, xarkag2."
Wadaag:
Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda.
Wax caato darteed, la engega, isku soohma.
Kawrax; engeg. ld hargag1, xarkag1.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.
m.dh
Wadaag:
xargaha codka m.l (c.nafl.) Sooha labada isugu laaban oo ka soo kuusan labada dhinac booca oo ka sameeya jeexdin dhuuban hawomareenka dushiisa. Neef soo saaridda way ruxdaa cod la maqlana waa ka sameysa kaas oo ah hadal, hees iyo codad kale oo la naqlo. Isbeddelka ku dhaca xargaha codka iyo cudurrada ku dhaca dareemayaashooda waxay wax yeelleeyaan codka.
Wadaag:
eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag sanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Nabarro yaryar oo aan qoto dheereyn wax dushooda sare gaarsiin.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Budada ka soo daadata qoryaha buluunbulyadu gasho.
Xasharaad yar oo qoryaha hoos ka cunta.
Dhagaxbadeed aad u khafiif ah.
m.l
Wadaag:
Awr, cabaad weyn samayn. ld margaag2.
f.mg1
-gmay, -gmatay
Wadaag: