Qeexid Xigta
ld hargagid, xarkagid.
ld hargagid, xarkagid.
Wadaag:
(fiis.) Xaaladda dareere jiitama oo isu beddelo wax fadhiya.
m.dh
Wadaag:
Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda.
Wax caato darteed, la engega, isku soohma.
Kawrax; engeg. ld hargag1, xarkag1.
m.l
Wadaag:
Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag2, xarkag2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
xargaha codka m.l (c.nafl.) Sooha labada isugu laaban oo ka soo kuusan labada dhinac booca oo ka sameeya jeexdin dhuuban hawomareenka dushiisa. Neef soo saaridda way ruxdaa cod la maqlana waa ka sameysa kaas oo ah hadal, hees iyo codad kale oo la naqlo. Isbeddelka ku dhaca xargaha codka iyo cudurrada ku dhaca dareemayaashooda waxay wax yeelleeyaan codka.
Wadaag:
eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag sanaansho.
m.f.dh
Wadaag: