Qeexid
"eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag sanaansho."
"eeg xargagsan. ld hargagsanaan, hargagsanaansho, xargag sanaansho."
Wadaag:
Subag, dhiig iwm wax fadhiya ama adag noqosho. ld hargag2, xarkag2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax biyabbiyo ah, sida dhiigga, is-qabsadkooda.
Wax caato darteed, la engega, isku soohma.
Kawrax; engeg. ld hargag1, xarkag1.
m.l
Wadaag:
eeg maragsan. ld maragsanaansho, meregsanaan, meregsanaansho.
m.f.dh
Wadaag: